Kacsi la'aanta (ingiriis: impotence ama erectile dysfunction) waa dhibaatada waqtiga ninka guskiisa kor u kaci waayo waqtiga galmo.