Kaalshiyaam
Kaalshiyaam Haku khaldin curiyeha Kaasiyaam ee Birta Alkali.
Kaalshiyaam (Ingiriis: Calcium) calaamad Ca waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay labaatan.
Kaalshiyaam waa curiye bir ka mid ah guruubka 2aad ee loo yaqaano Birta Alkalineta Dhulka, sidoo kale waa curiyeha shanaad ee ugu jilicsan Diwaanka Curiyeha.
Kaalshiyaamtu muhiim ayay u tahay nooleha ayadoo ka qeeyb qaadata dhismaha jidhka iyo lafaha.
Taariikhda KaalshiyaamtaEdit
Atomka KaalshiyaamtaEdit
Fal-galka Curiyeha KaleEdit
Isticmaalka KaalshiyaamtaEdit
.