Halbeeg

(Waxaa laga soo toosiyay KPa)

Halbeeg (ingiriis: Unit) waa cabir lagu xisaabiyo dhamaan qiyaasaha ganacsiga iyo sayniska; sida heerkulka, dhererka, xawaaraha, wakhtiga, muga, cufka IWM.

Todobada Halbeeg ee aasaaska u ah dhamaan Halbeegyada Caalamiga ah SI. Ka bilow kor una wareeji qaabka saacada waa: Kelfin lagu cabiro Heerkulka, Ilbiriqsi (second) lagu cabiro Wakhtiga, Mitir lagu cabiro Dhererka, Kilogiram lagu cabiro Miisaanka, Kandhela, Mole lagu qiyaaso Walaxda, iyo Ambiyer oo lagu cabiro Korontada.

Dunida waxaa jira nidaam la iskugu geeyo dhamaan halbeegyada kaas oo loo yaqaano Nidaamka Caalamiga ee Halbeega (The International System of Units [loo soo gaabiyo SI oo laga soo xigtay erayga Faransiiska ah: Le Système international d'unités)

Guud ahaan waxaa jira tiro badan oo halbeegyo ah loona isticmaalo noocyo kala duwan, laakiin waxaa aasaas u ah dhamaantood Todoba Halbeeg kuwaas oo kala ah:

  • Halbeega Kandhela
  • Halbeega Mole lagu qiyaaso Walaxda, iyo

Taariikhda Halbeega wax ka badal

Qeybaha Halbeega wax ka badal

 
Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka. Sawirkan waxaa ka muuqda qalab lagu qiyaaso heerkulka oo muujinaya Fahrenhayt iyo Salsiyas.

Halbeega Miisaanka wax ka badal

Halbeega Miisaanka waxaa ka mid ah Garaam Kilo, Kilogaraam.

Halbeega Dhererka wax ka badal

Halbeega Dhererka waxaa ka mid ah Sentimitir, Mitir, Kilomitir, iyo Hektomitir.

Halbeega Korontada wax ka badal

Halbeega Wakhtiga wax ka badal

Halbeega Wakhtiga waxaa ka mid ah Ilbiriqsi, Daqiiqad, Saacad, Maalin, Todobaad, Sanad iyo Qarni.

Halbeega Heerkulka wax ka badal

Halbeegyada heerkulka waxaa ka mid a Fahrenhayt, Salsiyas, Kelfin , Rankine, Delisle iyo Newton.

Halbeegyo Kale wax ka badal

Halbeegyada kale waxaa ka mid ah halbeega Rikter oo ah halbeega lagu cabiro Dhulgariirka; halbeega Dhado oo lagu qiyaaso qoyaanka, uumiga iyo huurka.

Isticmaalka Halbeega wax ka badal