Juurile
Juurile waa magaalo ku taala gobolka Bari ee wadanka Soomaaliya. Magaalada Juurile waxay ka tirsan tahay Degmada Waaciye oo isu soo ururisa magaalooyin iyo deegaano fara badan[1].
Juurile Jurile | |
---|---|
Magaalo | |
Script error: The function "Somaliland" does not exist. | |
Wadanka | Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:
1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda. Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah. Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose. Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya. |
Dowlada | |
• Nuuca | Maamul hoosaad Magaalo |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Waxbarashada
wax ka badalMagaalada Juurile waxay leedahay iskuulo lagu barto tacliinta assaasiga ah.
External links
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2022-05-21. Soo qaatay 2022-05-03. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)