Waa jiif Caaqil Ali Hersi Wuxu Ka Mid Yahay Cuqaasha Ugu Da‘da Wayn Ee Uguna Mudada Dheer Marka La Eego intu Xilkaa Caaqilnimo Soo Hayey,

Wuxuu Ka Mid Ahaa Ragii Qaybta Laxaad Kasoo Qaatay Dib U Dhiskii Somaliland iyo Dib U Heshiisiinti Beelaha.

Wuxu Ka Mid Yahay Ragga Markay Arimuhu Adkaadaan Ka Saari Jiray Siiba Gobolada Bariga Sool iyo Sanaag.

Intiina Aan Hore U Maqalna Kolay Waxaad Maqasheen Magaalada Berkeda Ali Hersi Waa Aasaasaha Magaaladaa Aad Maqasheen Amaba Aad Aragteen.

Alle Cimriga iyo Caafimaadka Haku barakeeyo Caaqil.