Jennifer Lawrence

Atariisho Mareykan ah

Jennifer Shrader Lawrence[1] (dhashay Agoosto 15, 1990) waa atariisho Mareykan ah. Waxay ahayd aktarada adduunka ugu mushaarka badan 2015 iyo 2016, iyadoo filimadeedu ay soo xareeyeen in ka badan $6 bilyan adduunka oo dhan ilaa maanta.  Waxay ka soo muuqatay liiska Time 100 ee 2013 iyo Forbes Celebrity 100 ee 2013 ilaa 2016.

Jennifer Lawrence
Lawrence ee 2017
Ku dhashayJennifer Shrader Lawrence
(1990-08-15) Agoosto 15, 1990 ( 33jir)
Indian Hills, Kentucky
ShaqadaAtariisho
Sanadaha Shaqada2006–hada
Xaasaska
Cooke Maroney (g. 2019)

Tix wax ka badal

  1. http://www.britannica.com/biography/Jennifer-Lawrence