Jeff Bezoz

Asaasaha iyo maamulaha sharkadda amazon, waana ninka ugu dhaqaalaha badan dunida maanta

Ill Jeff Bezoz magaciisa saxda waa Jeffrey Preston Bezos (/ˈbeɪzoʊs/ wuxuuna dhashay 12, jennuary 1964) waa u dhashay dalka maraykanka jef bezoz waa nin maalgashte ahaahadane injiner wuxuuna cilmi dheer u lahaa cumputer science.

Jeff Bezos

Jeff Bezoz waa aas aasaha shirkada amazon exclusive amazon waa shirkadaha ugu wayn ee online ah sida amazon,Epay, jef bezoz markii hore wuxuu shirkada ku bilaabay inuu iibiyo buugaag iyo iwm amazon waa shirkada ugu faaaidad badan caalamka "world providence copny in world wide wuxuu bezoz shirkada aas aasay sanadkii 2000 waxayna caalamka si sax ah usoo gaartay sanadkii 2015 bezoz wuxuu ku hool bilaabay 1mion$.

Qoraaga xogtaan Sammyboi (heykal).