• Dagmada Jowle ee gobolka Mudug.

Dagmadani waxa ay dagmo noqotay 1985tii. Inkastoo si qabyaaladeysan loo jaan duugay dowladii kacaankana  ay dagmanimadeedii laashay hadana wali waxa ay aaminsanyihiin dadka dagani  in ay dagmo buuxda tahay.

Dagmooyinkii ay isku qaanada ku jireen waxaa ka mid ahaa dagmada Galhareeri iyo dagmada Balanbale oo labadaba ka tirsan Gobolka Galguduud.

Inkastoo si qabyaaladeysan wali loo majo xaabinayo hadana waxa ay dadkeedu u aqoonsanyihiin in ay dagmo tahay.

Dhawaan waxaa la soo saari doonaa xeerka aqoonsiga dagmooyinka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug waxayna ku jirtaa Dagmooyinka lagu dhawaaqi doono insha allah.

Dagmadani waxaa dhamaanteed dagan Jufada Habar gidir ee Saruur, kuwaas oo dagan 58% dagmada Xarardheere ee gobolka Mudug.