Jano

(Waxaa laga soo toosiyay Janno)

Janno (; ) waa hooyga aakhiro la gelin doono dadka iyo jinka Alle (s.w.t) la doono.

Jan Bruegel d. Ä. 003.jpg

Janadu waa meel raaxo badan, cunto iyo cabitaan badan leh, dumar qurux badan joogaan, amaan ah, oo aan waligeed la gababoobayn.

Sida kitaabka Quraanku inoo sheegay, waxaa jira todoba Jano oo kala sareeya isla markaana kala wanaagsan.

Dadka janada gala waxaa loo yaqaanaa Ehlu Jano. Janada waxaa laga helaa webiyaal caano,malab,qamro iyo kuwa kale oo lamid ah ee ruuxii cabta dhadhan heerkiisu sareeyo oo macaan dhadhan saneyso mida kale webiyaasha janadu halmeel ayeey kasoo burqadaan Caano,malab,qamro iskumana darsamaan ilaahey qaatimadeena ha wanaajiyo aamiin

Janada waxaa lid ku ah cadaabta.