Janjeer dhalanteed
Jajnjeer dhalanteed Af Ingiriis : instinct;) waa habsocod iyo janjeer dabiici ah ay nafleyda badankood haystaan. Janjeerada dhalanteed ee nafleyda si caadiga waa adeegyo, talaabo iyo falal kakan ah uu nafleyda hore khibrad iyo waaya-arag ku lahayn. Tusaale ahaan, diin-badeed oo cunug ah, wuxuu aqoon ku leyahay dhinaca uu ku wajahayo iyo macaasho iyo saanyood inay ugu dhex jirto booqashada badweynta. Guddoonka iyo shaacbixinta nafleydaas oo sifooyinadaas leh waxa loo yaqaana janjeer dhalanteed.[1]
Sidoo kale eeg
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ Kim, Alan (2016), "Wilhelm Maximilian Wundt", in Zalta, Edward N. (ed.), The Stanford Encyclopedia of Philosophy (Fall 2016 ed.), Metaphysics Research Lab, Stanford University, retrieved 2022-05-06