Jalaal Daalabaani waxa uu dhashay 12 Nofeembar 1933dii, waana madaxweynaha dalka Ciraaq, waa ninkii ugu horeeyay ee kurdi ah ,oo madaxweyne ka noqday wadanka Ciraaq.

Jalaal Daalabaani