Jaamacadda Nugaal
Jaamacadda Nugaal (Af Ingiriis : Nugaal University) waa jaamacad dadweyne taasi oo ku taala magaalada Laascaanood ee wadanka Soomaaliya. Jaamacada Nugaal waxaa la aasaasay horaantii sanadkii 2004ta si ay u daboosho baahida waxbarasho heersare ah ee u baahnaayeen bulshada gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. [1]
Jaamacada Nugaal Nugaal University | |
---|---|
جامعـــة نغـــال | |
Halku dhegga | Waxaad raadiso waad heshaa |
La aas aasay | 2004 |
Nuuca | Jaamacad Dadweyne |
Madaxwenaha Jaamacadda | Abdirizak Lafole |
Madaxwene kuxigeenka Jaamacadda | Abdinasir "abushayba" |
Waxay ku taal | Laascaanood, Sool, Soomaaliya |
Website | Official website |
Sidoo kale fiiriEdit
TixraacEdit
- ↑ http://www.eelouniversity.org/over-view. Soo qaatay 14 November 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)