Jaamac qabar

sacad mohamed daahir guudcade waxauu ku dhashay degmada dhoqoshey 1998 waana siyaasi da'yar b

Jaamac Qabar (Jaamac Qabar) waa degmo ama tuulo oo ku taalo gobolka Togdheer, waxeyna kamid tahay degmooyinka ugu waa wayn gobolka.Dadka degan degmadaan waxaa lagu qiyaasaa ilaa 5000 oo qof.Degmadaan waxey u dhowdahay degmooyinka kala ah Waraabeeye, Xaaji Saalax, Yucub-yabooh iyo Dhoqoshey.Jaamac qabar waxay ccaan ku tahay beeraha iyo soo saarista hadhuudhka.waxaa lagu qiyaasaa magaalada ilaa 50 km oo isku wareeg ah.Waa magaalo bed ahaan yar, lakiin wax soo saar ahaan tayo badan.magaaladan waxaa ka soo jeeda abwaano, aqoon yahonayo iyo siyaasiyiin caan ka ah umada soomaaliyeed.Magaalada jaamac qabar wa magaalo aanan halkan ku soo koobi karaynin, Magaaladadu waxay caan ku tahay geedka baxarasaafka.







Magaalooyinka Gobolka Togdheer Calanka Soomaaliya
Burco · Buuhoodle · Oodweyne · Sheekh