Jaamac Yare

Fanaan Soomaaliyeed

Jaamac Yare waa fanaan Soomaaliyeed, waxa uu ka mid yahay fannaaniinta sida weyn looga yaqaano dalka. Inanta uu dhalay waa Kiin Jaamac, sidoo kale waa fannaanad caan ah.

Jaamac Yare
Ku dhashaySoomaaliya
ShaqadaFanaan
IlmahaKiin Jaamac

Album wax ka badal

  • Shaadiya (1997)
  • Jaamac Yare Collections (2018)