Beesha 𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 𝐒𝐚𝐥𝐞𝐞𝐛𝐚𝐚𝐧 waa beel kamid ah beelaha Majeerteen

Beesha ismaaciil saleebaan waxay degtaa

Puntland

Gobolka bari

Gobolka karkar[1]

Gobolka Gardaful

Jubbaland

Gobolka jubada hoose

itoobiya

(Dhegmada dhagaxley oo u dhow magaalada jigjiga)

————————————-

Beesha 𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 𝐒𝐚𝐥𝐞𝐞𝐛𝐚𝐚𝐧 waa beel kamida shanta beelood ee saleebaan maxamed waana beel aad u sharaf iyo qiima badan laguna yaqaan nabad jacaylka iyo daris wanaaga

Waxay beesha ismaaciil saleebaan ku leedahay dawlada puntland

▪️Gudoomiyaha ku xigeenka koowaad ee barlamaanka puntland

▪️2 xildhibaan

▪️hal xubin aqalka bosaso

————————————-

Beesha 𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 𝐒𝐚𝐥𝐞𝐞𝐛𝐚𝐚𝐧 waxay u qaybsamaan afar bahood

1- Bahdir (Reer beeldaaje)

2- Bah warsangali

3- Bah awrtable

4- Bah Mareexaan

————————————-

Beesha ismaaciil saleebaan waxaa ka dhashay

1- Rugcadaaka weyn muuse xaaji maxamuud (muuse madoobe)

Wuxuu ahaa xildhibaan iyo wasiir ku xigeyn iyo waliba oday dhaqameedka beesha

2- Jeneraal Muhammad Yunis oo ku magac dheer Jeneraal Samora

Wuxuu ahaa Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya xiligii dawladii tigreega

3- Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Abdiaziz A. Osman

guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland ahna xildhibaan puntland

4- Raage Salax Cusmaan

Xildhibaan puntland

5- siyasi rugcada ah ex Xildhiban Maxamed Axmed Jaceel Aarlibaax

6- Wasiir ku xigeenka Wasaradda Kaluumaysiga Puntland

Mahmoud M. Ali Gabax

7- Wasiir ku xigeenka Wasaradda Kaluumaysiga Puntland ahana  Musharax aqalka sare somalia 🇸🇴 2021

Abdirahman Sh Salad Jawle

8- Wasiir ku xigeenka Wasaradda Kaluumaysiga Puntland ahna Afhayeenka jamhadi xorenta Jubbaland Mudane Bile Mahamud Qabowsade

9- Gabadhi Ugu horeysay oo weriye gobolka bari noqota Suleeqo Mohamud Qabowsade

10- Gudoomiyaha maxkamada sare ee Puntland sh.nuur Ciise Maxamed

11- Agaasimaha guud ee migrationka Puntland  fuaad

12- Wasiir ku xigeen wasarada kalumaysiga cabdikhaaliq xeef

13- isuduwaha gobolka bari Ee wasaarada arimaha Puntland Maxamed Ugaas

14- isudawaha gobolka bari Ee wasaarada Tamarta iyo biyaha Cabdirashiid Cabdullaahi,

15- Gudoomiyaha Maxkamada racfaanka Gobolka bari Aadan Aw Axmed

16- Gudoomiyihii Maxkamada Darajda 1aad Gobolka bari ahaana Shiikh weyn oo Puntland caanka ahaa iyo Koonfur  Shiikh Salaad Jawle

17- Aqonyahanad Uu tar tantay Xildhiban degmo Magaladaa Boston usa 🇺🇸  deeqa Jibrahil

18- Fananadi wayneed Aamiina Dhool

Ragii caanka ahaa waqtigii Guumeystaha Talyaaniga, iyo Dowaladi kacanka somalia 🇸🇴

1- Muumin turjumaan,

2- Maxamuud Jawle Samater

3- Ganacsade weyn oo aad u hanti badnaa Cawad Ismaaciil.

4- Gaashaanle Sare Dibir

5- Gaashaanle sare Faarax Bari

6- Col garmashqo

7- Col Nuurdig

7- C/qaadir aw yusuf xaaji nuux

Gashanle Sare talye polce kismayo

8-  Farah sicad hurun duulye sare gashanle sare cidamada cirka

9- siciid dalboon duuliye sare gashanle dhexe cidamada cirka

10-Gudoomiyaha magaalada wardheer  Abwaan Yaasiin Cabdi Idaale

—————————————-

𝐒𝐀𝐋𝐃𝐀𝐍𝐀𝐃𝐀 𝐁𝐄𝐄𝐒𝐇𝐀 𝐈𝐒𝐌𝐀𝐀𝐂𝐈𝐈𝐋 𝐒𝐀𝐋𝐄𝐄𝐁𝐀𝐀𝐍

Saldanada beesha ismaaciil saleebaan waa saldanad aoo jireen ah waxayna u kala horeeyeen sidaan:

Waxaa ugu horeeyey

1- Beeldaaje Faarax saciid Samatey , wuxuu ku dhintey 85 sano wuxuu ku aasan yahey tuulada Dardaare

2- Waxaa ku xigey

Beeldaje Nuur Beedaaje faarax saciid,

Wuxuu ku dhintey 130 sano 1984  Muqdisho buu ku aasan yahey

3- waxaa ku xigey Beeldaaje Cali Beeldaaje nuur, wuxuu ku dhintey bosaso kuna aasan yahey 2004 , da'diisuna aheyd 95 sano Dhamaan Allah u wada naxariisto jano firdowsa Allah geeyo

4- Beeldaaje Cabbaas Beedaaje cali bin jaceel

oo iminka nool oo haya Saldanadii

5- Suldaan yaasin muuse walow

5- caaqilka guud Ee beesha Cabdi Ugaas aw Axmed

Qore: yusuf C/casiis cali maxamed gabax

  1. Ismail Mohamed Farah ( shaur) guudom[1] iyee hoore oo Gadidka Kenya