Reer ismaciilAf Soomaali : ismaciil ibrahim , waa qabiil ka mid ah Majeerteen Darod Beshani waxa ay inta badan degtaa gobalada Puntland sida mudug iyo bari iyo sidoo kale gobalada konfurta sida kismayo iyo degmada c/casiis ee gobalka banadir , Beeshani waxay ka mid tahay beelaha ugu faca weyn deegaanada soomaalidu ay dagto

Reer ismaciil
Luqada

Somali

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Rer bicidyahan, rer maxamuud, and other Darod groups[xigasho u-baahan]

dadka caanka ah wax ka badal

Suldaan ahmed Jama suldaan of north WEST Mudug 1920

Shiikh cismaan shiikh somaliyeed

Rage warsame Gabayaa somaliyeed

Iyo dad badan oo aan halkaan lagu soo koobi karin


Jifooyinka Ismaciil ibrahim wax ka badal

Beshu waxay u kala baxdaa laba jifo oo kala ah reer garaad iyo reer Samakaab labadaa beelna midkasta jifooyin ayaa ka sii baxa


Meelaha ay aadka u dagaan dagaan ama ku badanyihiin wax ka badal

Ceel Howd

Isqanbuus

Bacaadweyn

Bali Har

Doogsan

Qurac dheer

Tixraac wax ka badal

http://www.abtirsi.com/view.php?person=6461