Isimtooyada Isaaq
Isimtooyada Isaaq (Af Carabi: سلطنة الإسحاق) waxay ahayd dawlad soomaali carbeed ah oo xukumi jiray dhul balaadhan oo maanta ka tirsan dalalka Somaliland iyo Itoobiya. Isimtooyadii waxaa aasaasay Suldaan Guuleed Cabdi sanadkii 1750kii waxaana ka soo wareegay 9 Suldaan, suldaanka hadda xilka haya waa Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.[2][3]
Isimtooyada Isaaq سلطنة الإسحاق |
|||
---|---|---|---|
Magaalo madax | Toon (hore)[1] Hargeisa (danbe) | ||
Xukunka | Boqortooyo |