Aljebra (Ingiriisi: algebra, Wadaad: الْجِّبْرَ) waa nooc ka mid ah xisaabta waxaana alifay Muxamed bin Muuse al-Khawaarismi.

Etimooloji wax ka badal

Erayga Aljebra ama Algebra waxa laga soo qaatay erey carabi الجبر.

Qaababka aljebrada wax ka badal

Is'alegta afar geesle (quadratic equation) wax ka badal

Isla'egta afar geesle (quadratic equation)
 
Qaaciddada isla'egta afar geesle-ga waxay muujinaysaa xalka isla'egta darajada labaad   ee isbarbardhigga  , halkaasoo   ma aha eber.

Isla'egta toosan (linear equation) wax ka badal

Isla'egta toosan (linear equation)
 
qaacidada waa:  

Sidoo kale fiiri wax ka badal

  • Shabakadda xisaabiyaha aljebra ee bilaashka ah
https://tiger-algebra.com

Tixraac wax ka badal

  • Al-Khwarizmi, jw.org.[Tixraacan wuxuu ka yimid bogga diinta ee Markhaatiyaasha Yehowah ee rasmiga ah]
  • الخوارزمي, jw.org.[Tixraacan wuxuu ka yimid bogga diinta ee Markhaatiyaasha Yehowah ee rasmiga ah]