Insaykalobeedhiya waa buuga bixiya wax walba oo aduunka ka jira.

Dhammaan insaykalobeedhiya waa la daabacay, ilaa dabayaaqadii qarnigii 20aad markaas oo qaarkood ay ku jireen CD-yada iyo Internetka. Qarnigii 21-aad insaykalobeedhiya inta badan waa khadka internetka.

Qaababka insaykalobeedhiya wax ka badal

Sidoo kale fiiri wax ka badal