Inqilaabkii ka dhacay Suudaan (2021)

Inqilaabkii ka dhacay Suudaan (2021) – Waa afgambi guul leh oo ay militariga Suudaan ku qaadeen xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Abdalla Hamdok.