Indho la'aanta af-ingiriis blindness Af Carabi : ar‎ waa xaalad ay ku suganyihiin dadka iyo xayawaanaha markey waxba arki kareynin[1]. waxaana keena maqnaashaha qayb dareemada ka mid ah ama Physiology; waxaa la sameeyay halbeegyo lagu ogaan karo hadba heerka ay la'egytahay indhoolenimadu, indho la'aanta guud waa maqnaashada dareenkii garan lahaa iftiinka oo dhan, caafimaad ahaan waxaa loo yaqaan NLP oo laga soo gaabiyay waayida dareemihii dareemi lahaa iftiinka, qofka noocaas ahna waxaa loo yaqaan indhoole[2].

Visual impairment
Classification and external resources
A usha cad, waa astaanta caalamiga ah indho la'aanta
ICD-10Template:ICD10, Template:ICD10, Template:ICD10
ICD-9Template:ICD9
DiseasesDB28256
MedlinePlus003040
MeSHTemplate:Mesh2


„Oo kan halkaas deggan ma odhan doono, Waan bukaa . . . Oo markaasaa kuwa indhaha laʼ indhahoodu furmi doonaan, oo kuwa dhegaha laʼ dhegahooda furka laga bixin doonaa.”

Qeexida sharciyeed wax ka badal

Jaadadka indho la'aanta wax ka badal

Cudurada wax ka badal

indho la'aan haa ah wax ka badal

Indho la'aan ka timid shil wax ka badal

Ka indho saabnaanta midabada wax ka badal

indho habeenaadka wax ka badal

indho la'aanta saykoolajiga wax ka badal

Sababaha wax ka badal

sidoo kale booqo wax ka badal

Braille wax ka badal

Alifbeetada indhoolayaasha.

Waa hab qoraal oo taabasho ah oo ay adeegsadaan dadka aragga naafada ka ah. Waxaa dhaqan ahaan lagu qoraa warqad la huwiyey.[3]

tixraac wax ka badal

  1. "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2009-09-21. Soo qaatay 2016-02-02.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. Nuqul Archive
  3. Dots That Change Lives (en)