Igor Tudor (dhashay 16kii April 1978) waa macalin kubadda cagta iyo ciyaaryahan hore oo u dhashay wadanka Kuruweshiya. Wuxuu hadda tababare u yahay kooxda Galatasaray ee ka dhisan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Igor Tudor

Tudor with Hajduk Split in 2014
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (1978-04-16) 16 Abriil 1978 ( 46jir)
Ku dhashaySplit, SFR Yugoslavia
Joogga1.93 m (6 ft 4 in)
Booska cayaartaDefender, Defensive midfielder
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaGalatasaray (manager)
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
1995–1998Hajduk Split58(3)
1996Trogir (loan)5(1)
1998–2007Juventus111(15)
2005–2006Siena (loan)39(2)
2007–2008Hajduk Split8(1)
Total220(22)
Xulka Qaranka
1994Croatia U161(0)
1993Croatia U174(0)
1994–1995Croatia U183(0)
1995Croatia U192(0)
1994–2000Croatia U2112(2)
1997–2006Croatia55(3)
Teams managed
2013–2015Hajduk Split
2015–2016PAOK
2016–2017Karabükspor
2017–Galatasaray
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya.
† Appearances (Goals).