Jmaaludiin abul fadli Muxamad bin mukaram bin cali oo ku magac dheer Ibn Manduur waa suugaanyahan, aqoon qota dheer u lahaa luuqada carabiga wuxuu ahaa sidoo kale taariikhyahan Muslim ah, wuxuu noolaa 630H\1232-711H\1311 [1] wuxuu ku caan baxay kitaabka uu qoray ee "lisaanul carab" kaas oo lagu tilmaamo macaajimta kan ugu balaaran guud ahaan, waxa uuna kulmiyay 80kun oo maado [2][3]

Xigasho wax ka badal

  1. الأعلام للزركلي، الطبعة: الخامسة عشر- 2002 م، ج7 صفحة 108.
  2. {{استشهاد ويب|مسار=http://www.marqoom.org/kotob/view/lesanAlarab/%7Cعنوان=لسان[dead link] العرب|موقع=www.marqoom.org|لغة=en|تاريخ الوصول=2020-12-14|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20200505111727/http://www.marqoom.org/kotob/view/lesanAlarab/%7C%D8%AA%D8%A7%D8%B1%D9%8A%D8%AE أرشيف=5 مايو 2020
  3. {{استشهاد ويب|مسار=https://www.poetsgate.com/Poet.aspx?id=4918%7Cعنوان=بوابة الشعراء - اللغة العربية|موقع=www.poetsgate.com|تاريخ الوصول=2020-12-14|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20201214091140/https://www.poetsgate.com/Poet.aspx?id=4918%7C