Huurshe waa dagmo ka tirsan degmooyinka gobolka galgaduud. Waxyna dhacdaa waqooyiga gobolkaas.

Huurshe waa magaalo dhextaal u ah degmooyinka Caabudwaaq, Cadaado, Xeraale iyo Dhuusamareeb ayakoo ka kala jira afarta jiho. Magaalda waxaa so gala wadooyin gacan fal ah oo kasoo galo afartaas jiho oo ay kakala jiraan afartaas degmo sidoo kale Huurshe waa magaalo qadiimi ah waxaana la,aasaasa qiyaashtii abaara 1930kii Beesha: beesha dagan magaaladaan waa beesha surre gaar ahaan fiqi maxamed Tirada dadka population huurshe waxaa kunool 10727 qof Huurshe waa magaalo caan ku ah mudo fog barashada diinta islaamka waxaana kasoo jeedoo ku,aasan sheikha caanka ka ah somalia sheikh yousuf Direed sidookale huurshe waxay hada aad ugu horamarsanataha barashada dhanka maadiga iyo labo sano oo iskuxigta 2021_2022 iyo 2022_ 2023 ay kaalinta 1aad kagaleen arday Huurshe kasocota imtixaankii shahaadiga dugsiga dhexe ee ay wasaarada waxbarashada Galmudug qaaday Huurshe waxaa hoos yimaada deegaano aad ufara badan sida bangeele,hogdugaag,miirxayley,laanxayo,indhokay,geednaagood,hawsar,mareere,laandheer,qodadka,miirokhalaf,mareere iyo deegaano kaloo badan