Hilwaa waa dagmada kamid ah Dagmoyinka Gobolka Banadir Waaxana Dagan belaha soomaliyed beel kamid ah Gaal-jecel saransor ayaa beel ahaan ubadan

Huriwaa wax ka badal

Heliwaa

Huriwaa

—  Degmo  —
هرواي

Heliwaa

waxay Heliwaa ku taalaa Somalia ama
Dhacdaa: 2°02′N 45°21′EIsuduwe: 2°02′N 45°21′E
Dalka Soomaaliya
Gobol Banaadir (BN)
Degmo [null Huriwaa] (Muqdisho)
Waaxyaha Suuqa xolaha, Waxaracade iyo kuwa kale
Xukunka
 • Duqa Md. Abdulahi hersi (sanbuur) (Gudoomiyeha Degmada Huriwaa)
Baaxadda
 • Guud ahaan 57 km2 (22 sq mi)
Joogga 5 m (16 ft)
Tirada dadka (2014)
 • Guud ahaan 45,002
 • Tiro Badnaan 790/km2 (2,000/sq mi)
Magac uyeel Ree Huriwaa
Saacad UTC (UTC+3)
 • Xagaa (DST) UTC (UTC+3)
Furaha Boostada 10016
Furaha Tel Hertel 65, Telecom 26 Nationlink 44
Ciidaha Ciid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda 10ka Carafo iyo 1da soon fur

Huriwaa ama (Heliwaa) loona yaqaano (Hurwaay) waa degmo ka mid ah 16ka degmo ee caasimada Muqdisho ama gobolka Banaadir.

Waxey ku taalaa dhinaca woqooyiga Muqdisho.

degmadaan waxaa mara jidka

1: warshadaha oo ka yimaado dhanka koonfurta.

2: Heliwaa waxaa ku yaala suuqa weyn ee

5: dugsiga hoose dh/x sare ee sheakh cali diyaar,

6: dugsiga h/ dh/x sare ablaal

7: dugsiga H/ Dh/x ibnu khusema

8: dugsiga h/ dh/x al-qudus,

9: dugsiga hoose dhaxe ee abdirahman binu coof, iyo

11: dugsiga hoose dhexe iyo sare aqoon bile

degmadu sido kale waxa ey leedahay 2 suuq

1: suuqa xoolaha oo lagu iibiyo dharka, cuntada iyo waxyaabo la mid ah.

2: sido kale suuqa hurwaa asagana suuq baaxad weyn leh laguna iibiyo quutul daruuriga.

degmada waxa ey u kala qeebsan taa 4 waaxood.

1: Bandar wanaag, oo loo yaqaan xafada heliwa

2: Barwaaqo, oo loo yaqaan suuqa xoolaha.

3: Waxara cade

4: gubadleey .

degmada waxa ey leedahay saldhig weyn iyo xarun degmo.

sido kale waxa ey ledahay degmada masaajido qadiimo ah waxa ka mid ah

1: masjidka AFARTA MINAARAD LAHA waxa la dhisay sanadkii 1969 waxuu ka mid yahay melaha taariiqiga ah .

2: masjidka kuwait asagana : waxa u ka mid yahay masaajida tariikhda ku leh degmada masjidka waxa u ku yaalaa waaxda bandar wanag ama xafada heliwa dhanka alcadala.

3: masjidka weyn e heliwa : asagana waxa u ka mid yahay melaha caanka ey ku tahay degmada.

sido kale degmada waxa ey ka sameysan tahay xafada aad u tira badan. waxa ka mid ah:

4:masjidka weyn ee Al hidaaya Loona yaqano Tabliqa

1: Xafada Alcadala,

2: Xafada ceel muruq.

3: xafada Xcontarol

4: .Xafada SOS.

5: xafada Burdaar.

6: Xafada Ceelsilig iyo Xafada Spain. XAFADA DIRISAMaha

degmada waxa kalo ey ledahay shelemoyin laga wada garanayo magalada muqdisho.

sida :

1: n SHaleemo PUNTLAND,

2: TIYAATAR LADANE,

3: SHaleemo cabdi wayeel iyo Shalemo raas.

Waxaa sidoo kalle Dagmada ku dhashay

Eng:Abdirizak Mohamud Hared oo Ah Dada magac ku dhax leh bulshada Somaliyed

Degmooyinka la leh xuduuda wax ka badal