Meerkuri

(Waxaa laga soo toosiyay Hg)

Meerkuri wax ka badal

 
Meerkurida waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo kimikooyinka warshadaha, korontoda iyo waxyabaha electronics ka ah.


Meerkuri (Ingiriis: Mercury) calaamad Hg waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay sideetan. Curiyehan waa bir culus oo aad ugu midab eeg Naxaasta. Si ka duwan curiyeha kale Meerkuri waa dareere heerkulka caadi ah waxaanay adke ku noqotaa marka heerkulku gaadho -38.81 °C.

Curiyehan markuu la falgalo biyoha wuxuu isku bedelaa isku dhis sun halis ah oo qofka waxyeelayn karta. Sidoo kale, neefsiga Meerkuri ama cunista waxyaabo eey ku jirto ayaa keeni kara dhimasho ama xaalad halis ah.

Meerkurida waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo kimikooyinka warshadaha, korontoda iyo waxyabaha electronics ka ah.

Taariikhda Meerkurida wax ka badal

Atomka Meerkurida wax ka badal

Fal-galka Curiyeha Kale wax ka badal

Isticmaalka Meerkurida wax ka badal