Heerka 3aad ee Diwaanka Curiye waa laynka 3aad ee jadwalka Diwaanka Curiye.

Safkan 3aad waxaa ku jira 8 curiye taas oo ku bilaabanta Sodhiyaam (Na) kuna dhamaata Aargon (Ar).