Hazal Kaya

Leyla Hazal Kaya (dhashay 1 Oktoobar 1990)[1], Waxay caan ku tahay magaca "Hazal Kaya", waa jilaa u dhalatay dalka Turkiga oo lagu yaqaanay doorkeeda Feriha Sarrafoglu ee Adını Feriha Koydum, iyo shaqooyin kale.  Waxay ku guuleysatay abaalmarino badan.

Hazal Kaya Atay
Hazal Kaya.jpg
Ku dhashay Leyla Hazal Kaya
(1990-10-01) 1 Oktoobar 1990 ( 32jir)
Istanbul, Turkiga
Dhalsho Turkiga
Waxbarashada Liceo Italiano di Istanbul
Heerka Aqoonta Istanbul Bilgi University
Shaqada jilaa
Sanadaha Shaqada 2006-xaadir
Loo yaqaano Adini Feriha Koydum
Xaasaska
Ali Atay (g. 2019)
[2]
Ilmaha Fikret Ali Atay[3]
Website
hazalkaya.com.tr
  1. https://en.m.wikipedia.org/wiki/Hazal_Kaya
  2. . CNN Türk. 6 February 2019 https://www.cnnturk.com/magazin/hazal-kaya-ve-ali-atay-evlendi?page=1. Soo qaatay 6 February 2019.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . Habertürk. 18 November 2019 https://www.haberturk.com/son-dakika-hazal-kaya-ali-atay-ciftinin-bebekleri-dunyaya-geldi-2541453-magazin. Soo qaatay 18 November 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)