Hayinnimo
Hayinnimo ama qof hayin waxaa af ingiriis lagu dhahaa humility ama humble.
Is - hoosaysiintu waxay u fiican tahay xiriirka dadka kale.
Is hoosaysiinta waa sifo wanaagsan.
“Huwada . . . naxariis iyo roonaan iyo is hoosaysiin iyo qaboobaan iyo dulqaadasho.” —Kolosay 3:12[1].
Is-hoosaysiinta lidkeeda waa kibir.