Hay'ada baartaanda cirka ee hindiya

Isuduwe: 12°58′0″N 77°34′0″E / 12.96667°N 77.56667°E / 12.96667; 77.56667Coordinates: 12°58′0″N 77°34′0″E / 12.96667°N 77.56667°E / 12.96667; 77.56667

 hay'ada baartaanda cirka ee hindiya (af-hindi भारतीय अन्तरिक्ष अनुसंधान संगठन) af-carabi منظمة البحوث الفضائية الهندية  waa hay'ad ugu weyn ee baaritaanada cirka ee dowlada hinidya, waxaa la aasaasay 1969. hindiya waxay awood u yrrlatay inay hesho qalabka cirka sare looga hawl galo -oo ay ka mid yihiin awooda ganid dayax gacmeed-. hada shaqooyin bay u qabata aduunweynaha iyado ay jiraan heshiisyo ay la gashay caalamlka iyo shirkadaha kalee cirka.

Abuuridii hayada wax ka badal

 
Vikram Sarabhai, aabihii barnaamijka cirka ee hindiya

Badanka baaritaanada hindiya waxaa iska leh caalimka mitra, kaasoo sameeyay tijaabooyin badan ee codeed, isagoo u maray qaabka radiyaha dhulka labaatameeyadii qarnigii tagay magalada Kolkata. ka dib culumo kaloo hindi ah baa barnaamijka  cirka sii gudagalay, wixii ka dambeeyay 1945 wuxuu noqday  cilmi falagu mid aad u hormaray dhinaca hindiya, 

Qalabka ganida wax ka badal

 
isbarbar-dhiga gantaalada hawl fulintam, bidix ka wad ilaa midig

xaaladihii dhaqaale iyo kuwii siyaasadeed intii u dhexysay1960 ilaa 1970 ayaa xindiya ku kallifay inay xirka wax u dirsato , taaso ay badan ka gaartay iyo horumar la taaban karo

iskaashi caalami ah wax ka badal

waxay iskaashadaan dowlado badan:


iyo kuwo kale

tixraac wax ka badal

tixraac saldhigeed wax ka badal

  • Bhaskaranarayana etc. (2007), "Applications of space communication", Current Science, 93 (12): 1737-1746, Bangalore: Indian Academy of Sciences.
  • Burleson, D. (2005), "India", Space Programs Outside the United States: All Exploration and Research Efforts, Country by Country, McFarland & Company, 136-146, ISBN 0-7864-1852-4.
  • Daniel, R.R. (1992), "Space Science in India", Indian Journal of History of Science, 27 (4): 485-499, New Delhi: Indian National Science Academy.
  • Gupta, S.C. etc. (2007), "Evolution of Indian launch vehicle technologies", Current Science, 93 (12): 1697-1714, Bangalore: Indian Academy of Sciences.
  • "India in Space", Science & Technology edited by N.N. Ojha, 110-143, New Delhi: Chronicle Books.
  • Mistry, Dinshaw (2006), "Space Program", Encyclopedia of India (vol. 4) edited by Stanley Wolpert, 93-95, Thomson Gale: ISBN 0-684-31353-7.
  • Narasimha, R. (2002), "Satish Dhawan", Current Science, 82 (2): 222-225, Bangalore: Indian Academy of Sciences.
  • Sen, Nirupa (2003), "Indian success stories in use of Space tools for social development", Current Science, 84 (4): 489-490, Bangalore: Indian Academy of Sciences.
  • "Space Research", Science and Technology in India edited by R.K. Suri and Kalapana Rajaram, 411-448, New Delhi: Spectrum, ISBN 81-7930-294-6.

xiriir banaanka ah wax ka badal