Harardheere
ASC. anogoo ah axmed sh. ibrahim sh. m/ed wardoon,
waxaan salaan iyo hambalyo u dirayaa dhammaan reer xarardheere waxaan u rajeynayaa hurumar dhankasta ah in ilaah ugu deeqo amiin amiin,
waan ku farxay qoraankaan waa degmadaan ku dhashay gaar ahaan Caad weliba ku dhashay (Qara-weyn) waxaan ku soo barbaaray biyaha ceelasha camaara iyo 3dii ceel ee ugu horeysey xarardhere ee lahaa magacyada qabiil iyo ceelkii matorka ee Dawladda .
waxaan sugayaa qoraalada dambe waxaana rajeynayaa iney noqdaan qoraalo tusaale iyo aqoon kokorsi laga helo. w.b.t.