Haraat ama haraad waa magaalo ku taal gobolka haraat ee wadanka afgaanistan, waxay dhacdaa galbeedka wadanka, waxaa ku nool ku dhawaad 349000 qiyaastii 2006, misaaxadeedu waa 62000 dadka ka soo jeeda magaaladaas baa loo yaqaan harawiyiin, qofka kaliyaana waa harawi waxaa ku dhismayaal qadiim ah waliba islaami ah, waxay ka mid ahayd gobolkii loo yaqaanay khuraasaan ee la qabsaday waagii saxaabada, magaalada ayaa ahayd caasimadii khuraasaan iyo magaalooyinka ugu quruxda badnaa waagaas. dad badan oo culumo ah ayaa ka soo baxay magaalada.

masjid jaamic
magaalada haraat

hada dagaaladii u dambiyeeyay qarnigaan ayaa saamayn wayn ku yeeshay, wali se waa magaalo taagan.

Warka Haraat wax ka badal






































sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal