Hakan Balta (Ku dhawaaqa Af-Turki[haːkan kadiɾ baɫta], waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Galatasaray ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga, Balta wuxuu hore ugu soo ciyaaray kooxaha Manisaspor iyo Hertha BSC ee ka kala dhisan dalalka Turkiga iyo Jarmalka.

Hakan Balta

Balta oo Galatasaray u ciyaaraya 2011kii
Macluumaad Xirfadeed
Saddex MagacHakan Baltaci
Dhashay (1983-03-23) 23 Maarso 1983 ( 41jir)
Ku dhashayBerlin, Jarmalka Galbeed
Joogga1.84 m (6 ft 0 in)
Booska cayaartaDifaac
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaGalatasaray
Nambarka22
Ciyaartooyda yar-yar
2000–2003Hertha BSC II
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2003–2007Manisaspor116(19)
2007–Galatasaray218(10)
Xulka Qaranka
2006–Turkey49(2)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 29 February 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 19 October 2015
Hakan Balta oo u dheelaya Turkiga 2010kii