Hailemariam Desalegn Boshe (Ge'ez: ኃይለማሪያም ደሳለኝ ቦሼ; dhashay 19 July 1965) waa siyaasi Itoobiyaan ah oo soo noqday raiisul wasaaraha 9aad ee itoobiya sanadihii 2012 ilaa 2018. Wuxuu sidoo kale horay u soo noqday raiisul wasaare kuxigeen iyo wasiirka arimaha dibada intii uu raiisul wasaare ahaa Meles Zenawi sanadihii 2010 ilaa 2012. Kadib geeridii Meles ee Ogosto 2012, Hailemariam wuxuu ku guuleystay jagada raiisul wasaarenimada, markii horena wuxuu ahaa ku sime. Kadib waxaa loo doortay inuu noqdo Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee kacaanka shacabka Itoobiya (EPRDF), xisbiga talada haya, 15kii Sebtember 2012. Hailemariam wuxuu kaloo noqday Gudoomiyaha Midowga Afrika sanadihii 2013 ilaa 2014.

Hailemariam Desalegn
ኃይለማሪያም ደሳለኝ
Ra'iisul wasaarihii 9aad ee Itoobiya
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
20 August 2012 – 2 April 2018
Matalaayo: 20 August 2012 – 21 September 2012
sii hayaha: 15 February 2018 – 2 April 2018
MadaxweyneGirma Wolde-Giorgis
Mulatu Teshome
ka horeeyayMeles Zenawi
Ku xigayAbiy Ahmed Ali
Gudoomiyaha 2-aad Jabhadda Dimuqraadiga Kacaanka shacabka Itoobiya
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
16 September 2012 – 15 February 2018[1]
Ku xigeenDemeke Mekonnen
ka horeeyayMeles Zenawi
Ku xigayAbiy Ahmed Ali
Gudoomiyaha Midowga Afrika
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
27 January 2013 – 30 January 2014
ka horeeyayYayi Boni
Ku xigayMohamed Ould Abdel Aziz
Raiisel wasaare kuxigeenka Itoobiya
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
1 September 2010 – 21 September 2012
Raiisel wasaareMeles Zenawi
ka horeeyayAddisu Legese
Ku xigayDemeke Mekonnen
Debretsion Gebremichael
Muktar Kedir
Wasiirka Arimaha Dibada
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
1 September 2010 – 21 September 2012
Raiisel wasaareMeles Zenawi
ka horeeyaySeyoum Mesfin
Ku xigayTedros Adhanom
Madaxweynaha Gobolka Shucuubta Koonfureed
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
12 November 2001 – Maarso 2006
ka horeeyayAbate Kisho
Ku xigayShiferaw Shigute
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay (1965-07-19) 19 Luuliyo 1965 ( 58jir)
Boloso Sore, Ethiopian Empire
XisbigaSouthern Ethiopian People's Democratic Movement
Other political
affiliations
Ethiopian People's Revolutionary Democratic Front
XaaskaRoman Tesfaye[2]
Ciyaalka3
Alma materAddis Ababa University
Arba Minch University
Tampere University of Technology
Azusa Pacific University

Wuxuu iska casilay jagada Raiisul Wasaarenimada Itoobiya iyo gudoomiyenimada xisbiga EPRDF 15-kii Febraayo 2018 iyadoo laga jawaabayo hoos u dhac ku yimid mudaaharaadyo ballaaran iyo qalalaase ka dhacay 2016. Is-casilaadiisa waxaa laga aqbalay 11-kii Maarso 2018, laakiin wuxuu kusii jiray xafiiska sii hayaha Ra'iisul-wasaaraha ilaa 2 Abriil. 2018. Hailemariam waa taliyihii ugu horreeyay taariikhda casriga ah ee Itoobiya ee xilka ka dega; madaxdii hore waxay ku dhinteen xafiiska ama la riday. Wuxuu sheegay inuu doonayo inuu baneeyo wadada dib u habeynta.


Noloshiisa hor wax ka badal

waxbarashada wax ka badal

xirfada siyaasadeed wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. . 15 February 2018 https://www.bbc.com/news/world-africa-43073285 – via www.bbc.com.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Nuqul Archive". 22 August 2012. Waxaa laga kaydiyay the original 18 Bisha Sagaalaad 2012. Soo qaatay 14 September 2012.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)