Habar eji
Beelweynta Habar-Aji waxey degtaa 5 gobal oo soomaaliya ka mid ah oo kala ah. Galgaduud, Hiiraan, Banaadir, Sh/hoose, iyo Jubbada dhexe. Sidoo kale beeshu waxey si baaxad leh ugu baahsantahay ismaamulka soomaalida itoobiya, iyo NFD....
Habar-Aji waa laf kamid ah Beelweenta Cayr Waana curudka Cayr Maxamed. Beeshu Waxay u kalabaxdaa sida tan;
1-Cabdulle Xasan 2-Gadiid xasan 3-Aybkar xasan 4-Reer Maxamed 5-Reer Colow 6-Cigalle 7-Mahad Alle ^8- xaryanle
- DEEGAANADA HABAR-AJI
Beelweynta Habar-Aji waxey degtaa 5 gogol oo soomaaliya ka mid ah oo kala ah. Galgaduud, Hiiraan, Banaadir, Sh/dhexe, Sh/hoose, iyo Jubbada dhexe. Sidoo kale beeshu waxey si baaxad leh ugu baahsantahay ismaamulka soomaalida ee itoobiya iyo NFD....
- GOBONIMO-U DIRIRKA
Beesha waxay caan kutahay halganka iyo Gobonimo u dirirka, iyo dhaqanka wanaagsan ee soomaaliyed ee asalka ah. Beeshu waxey kaalin muuqata ku laheyd dagaaladii gobonimo u dirirka ahaa oo looga soo horjeeday Gumeystayaashi dalka soomaray xornimadii dalka ka hor. Waxey sidoo kale beeshu iska diiday gardarooyin kale dagaal xooganna kala hortagtay kuwii soo duulay kana guul keentay, [ALLE AYAA MAHAD U SUGNAATAY].
DHAQANKA, SIYAASADDA, IYO ARIMAHA BULSHADA.
fadinta diinta islaamka ah, Dhaqashada xoolaha nool, iyo beeraha, Ganacsiga, kaluumaysiga iyo siyaasadda.
Dadka ugu caansan Beesha
Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame--ahna xildhibaanka guud
General Yusuf Siyaad indhacadde_Heysta darajada generalka.
Siciid Nuur giriish-GANACSADE
Maxamad Dhoore-WASIIRKA WAXBARASHADA GALMUDUG.
Januune Cigaal warsame _DARAJADA SARKAAL SARE.
Maxamuud cabdi cameey
Xasan maxamad abtidoon
Cabdi salaam maxamuud cabdi cameey
Macallin cali caroone
Cabdi Maxamed Sabriye Qarfaan
Xaaji Xuseen Maxamed Dabahaye
Sheekh Adan Cabdulle Sheekh Adan wayrax
Istarliin Cabdi caruush
Maryan Cabdi Caruush
Faadumo Ciise Kulmiye
Xildhibaan Cadbullaahi Maajoor 1960
xildhiban xasan dhibil warsame
Sheekh Maxamed ciise Kulmiye
Cabdinasir Cabdir Caruush
Haashi mahadalle wehliye raage
Nabadoon C/laahi Xiireey Afrax
Gaashaanle Warsame Cabdulle Warsame
Codween
Abuukar Ganey
abdinaasir hassan hiireey
Ahmed Macallin Xuseen
Gurey Qaniyaale
Taar Dhuleed
Maxamed C/laahi Xiireey Afrax
Maxamed yuusuf Xeefoow
Xasan Axmed Dakharre
Nabadoon faarax giindhe xuseen
nabaddon cabdi farax warsame ( cabdi goobe)
Maxmuud Bocorrey
Axmed Ciise Guutaale
Abadiaziiz Maxamuud Guuleed Afrika
Cusmaan Siyaad Shuuriye Afwayne
Abdikadir Maxamed Ciise Kulmiye Dadirey
Mahdi Maxamed Jimcaale
Mahad Ilaal
Faarax Ilaal
Saylac Cumar
xuseen shire jimcaale
cabdullahi shire jicmaale
Cabdulahi cali hudey
Abdulahi cabdule xasan yare
Xaaji axmad cumar ciise
Abdullahi Alas Dacasbeen