Haatuf waa wargays kasoobaxa magaalda Hargeysa ee (Jamhuuriyada Somaliland) waana mid kamida wargaysyada ugu caansan Somaliland. Xaruntiisuna waa magaalada Hargaysa. Waana wargeys ka hadla badanabana xogta iyo xaqiiqda.

wargayska haatuf