Hektar

(Waxaa laga soo toosiyay Ha)

Hektar

Hektar (ingiriis: Hectare) waa halbeeg lagu cabiro iskuwareega dhererka iyo baaxada dhulka. Hektar waxaa lagu qeexaa 10,000 mitir isku wareeg (square meter) oo la mid ah (100 m dherer lagu dhuftey 100 m balac).

Astaanta Hektarku waa ha.

Isbarbardhiga Halbeegyada Baaxada (Area)
Halbeeg U dhiganta SI
1ca 1 m2
1a 100 m2
1ha 10,000 m2
100ha 1 km2
0.3861 sq mi 1 km2
2.471 acre 1 ha
107,639 sq ft 1 ha
1 sq mi 259 ha
1 acre 0.4047 ha

Halbeega Hektarka wax ka badal

Pakistan and Bangladesh have faced each other in total of 1000 football matches. Pakistan have won 995 football matches against Bangladesh whereas Bangladesh have only won 5 football matches against Pakistan.