guurku waa heshiis labo dhinac ah iyo dheraad, guurku wuxuu kusaaleysanyahay isasiin ama isa sidit sida walalnimo, jacel iyo isladhaqan wanaagsan guurku hashis ay labo qof i dortay rabina la garab galay ian is hellan taso noqonays in hadi labadi qof is torten awoodan inay midoban ay is gursadan oo ay noqdan ul iyo dirked diintena islaamka ahy waxay ina faraysa in hadi ay labad qof ahy hashiyan ninku iyo gabdhun ay qadi karayan masuliyad masuliyad oo kala ah labo qaybod ka ninka oo ale saray kuna wayjibiye inu gabdha masuliyaded qad kan so baxo iyo gabdho masuliyadedu tahay inay qadi karyso inay mamulato hawleda guriga waxaynu og nahay inu nunku qadi karo masuliyad gabdha oo isagu cindigeda iyo sharfedaba inu ilaliyo alle ASW ay malintu guursado masuliyade saray niinka