Gunbur ama Baramiid waa joomateri ay masaaxad saleedkiisu tahay saddexagal ama labajibbaarane, masaaxada dhinacyadiisuna yihiin dhowr saddexagal oo ku kulma cirif qur ah.

3
Gunbur afar geesle.

Bedka xaddidan: wadarta bedadka masaaxada salka iyo masaaxada dhinacyada. Bedka Dhinacyada isku beegan ee Baramiid Quman:-

  • Kaba soo qaad Wareega Salka (P) Joogga dhinacyeda isku beegan (h) waxa uu noqonayaa bedka Dhinacyada isku beegan ee Gunbur quman sidaan



  • Dhinacyada iska soo horjeeda = Tirada guud ee dhinacyada salka
  • Tirada xarfaka ku suntan = Tirada madxaha ee salka
  • Jooga Gunbur = Xariiqa lasamaynaya salka xagal Quman kuna xiran madaxa


Kaba soo qaad (p) Waa wareega salka, (h) Jooga iskasoo horjeeda ee dhinacyada, (B) Bedka salka (d) asigoo madaxa laga jaray

  • Bedka Gunburka salka midka uga eg
Baramiid kala jaban

Mugga Baramiid kasta cabirkiisu waa (B) Waa Bedka Salka (h) waa Jooga Gunburka

Mugga Baramiidka Kala dhiman ama qabyada gabaleedka ah waa

Halka (h) Jooga iyo B1 Bedka selka koowaad iyo B2

Gunbur Haram Baramiid
S = Cirif; SO = Joogga........ Bed : +