"Goblin" (고블린) waa albamkii ugu horeeyay ee dhijitaalka ah oo uu sameeyay Sulli. Waxaa la sii daayay Juun 29, 2019. Waa albamkii ugu dambeeyay iyo mashruucii Sulli kahor dhimashadeeda Oktoobar 2019.[1]

"Goblin"
by Sulli
La sii daayayJuun 29, 2019
Dhererka11:28
SummadaSM Entertainment
Dreamus
Heesta qoraaSulli
Jibin

Liiska heeso wax ka badal

  1. "Goblin (고블린)" - 3:13
  2. "On The Moon (온더문)" - 4:15
  3. "Dorothy (도로시)" - 4:00

Tixraac wax ka badal

  1. Here are Sulli's 5 most remarkable songs.