Kani waa maqaal ku saabsan aalada waraaqo dirista elektroonika ee Shirkada Google. Isticmaalo kale fiiri Gmail isticmaal kale. Haku khaldin emailada Yahoo! Mail, Hotmail, Outlook.

Gmail (loogu dhawaaqo "Jiimayl") waa adeeg email bilaash ah oo ka macaasha xayaysiiska iyo iidhehda, taasi ooy leedahay shirkada Google.[3] Isticmaalayaasha adeegan waxay gmail ku isticmaalaan adeega loo yaqaan HTTPS ee amaanka ah, adeega loo yaqaano "Post Office Protocol" (POP3) ama nidaamka fariin dirista ee internetka (IMAP4).[4][5] [6] Adeega gmail wuxuu hawada soo galay 7 Febraayo, 2007 inkastoo uu daciif ahaa wakhtigaasi.[7] Waxa horumarin lagu sameeyay 7 Luuliyo, 2009 wakhtigaasi oo lagu soo daray gmail adeegyo badan oo casri ah. Sidoo kale wakhtigani ayaa Shirkada Google horumarin laxaadleh ku samaysay dhamaan adeegyada kala duwan ee shirkada.[8]Gmail adeegyo kala duwan</ref>

Gmail
Cinwaankamail.google.com
Ganacsi?Haa
Nooca siteWebmail
Diiwaan-gelinKhasab
Diyaar ku ah72 luuqadood[1]
Isticmaalayaasha900 milyan (Maayo 2015)[2]
Content licenseProprietary software
Written inJava, JavaScript, Ajax (UI)
MulkiilahaGoogle
FarsamadaPaul Buchheit
La bilaabay isticmaalkaApril 1, 2004, Abriil 1, 2004; 20 sanadood ka hor (2004-04-01)
Alexa garaadopositive decrease 89 (April 2015)
HadaOnline

Muuqaalka Gmail wax ka badal

Adeega Gmail wax ka badal

Shirkada Google wax ka badal

Maqaalo la Mid ah wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. . Support.google.com. 2015 https://support.google.com/mail/answer/17091?hl=en. Soo qaatay 5 April 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Gmail on Google+ Retrieved 28 May 2015
  3. Teeter, Ryan; Karl Barksdale (2011-02-09). pp. 3–27. ISBN 1-118-05240-4 http://books.google.com/?id=5TUv9jCaJdwC&pg=SA3-PA27&dq=Gmail+free+advertising+supported#v=onepage&q=Gmail%20free%20advertising%20supported&f=false.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. . Information Week. 2007-10-24 http://www.informationweek.com/news/internet/webdev/showArticle.jhtml?articleID=202601159.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. . Google. 2007-09-03 http://mail.google.com/support/bin/answer.py?answer=13273&topic=1556. Soo qaatay 2008-06-01. You can retrieve your Gmail messages with a client or device that supports POP, like Microsoft Outlook or Netscape Mail.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. . Google. April 1, 2004 http://www.google.com/press/pressrel/gmail.html. Soo qaatay April 21, 2010.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. Matthew Glotzbach, Director, Product Management, Google Enterprise (July 2009). Google http://googleblog.blogspot.com/2009/07/google-apps-is-out-of-beta-yes-really.html. Soo qaatay 2010-06-19.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. Coleman, Keith (July 2009). http://googleblog.blogspot.com/2009/07/google-apps-is-out-of-beta-yes-really.html. Soo qaatay 2009-07-07.  Maqan ama ebar |title= (caawin)