Giselle

Fanaanad Jabbaan-Kuuriyaan

Uchinaga Eri (Jabaan: ジゼル) oo loo yaqaan magaceeda masraxa Giselle (ジゼル) waa fanaanad Jabbaan-Kuuriyaan ah iyo rapper hoos timaada SM Entertainment. Waxay xubin ka tahay kooxda gabdhaha Aespa.

Giselle
ジゼル
Giselle ee 2021
Macluumaadka asalka
Magaca dhalashadaUchinaga Eri (内永 枝利)
Sidoo kale loo yaqaanAeri (에리)
Kim Aeri (김애리)
Dhashay (2000-10-30) Oktoobar 30, 2000 ( 23jir)
Sanadaha Shaqada2020–hada
CalaamadahaSM Entertainment
Falalka la xiriiraAespa

Nolosha shaqsiyeed wax ka badal

Giselle hooyadeed waa Kuuriyaan halka aabaheed uu yahay Jabbaan, sidoo kale waxay si fiican u yaqaanta Kuuriya, Ingiriisi, iyo Jabbaan.[1]

Tix wax ka badal

  1. https://www.koreaboo.com/news/heres-everything-know-aespa-giselle-4th-final-member-sms-new-girl-group/