Genel Energy
Genel energy
- Ama : shirkadda shidaalka soo saarta
Public company | |
ka ganacsaday sida | GENL}} FTSE |
Shirkada | salidka iyo gaaska |
Ka horeeyay | Genel Enerji |
La aasaasay | 2011 |
Xarunta | London |
Meelaha loo adeegsaday | Somaliland salidka Toosan 650 MN barrelka 2024-2025 |
Dadka muhiimka ah |
|
Website | www.genelenergy.com |
CEO- Paul Weir
Shirkad Shidaal oo laga leeyahay dalka Ingriiska oo saami qaybsi ka qaadatay wadamo badan oo ay ku jirto Somaliland oo ku taalla bariga Afrika, qorshayaasha tamarta guud oo Somaliland ka bilaabaya 2023
Salidka Somaliland Genel Dhulka Hoose
wax ka badalCeelka Toosan Well 1 Genel Energy 5000bpd 650 MN dollar ceelka Toosan 2025-2026
Salidka kurdistan dhulka hoose
wax ka badalKurdistan iyo Genel oo soo saara ku dhawaad 26000 barrle oo saliid ceyriin ah, Genel waxay ceelal ku leedahay Kurdistan
salidka Morroco dhulka /baadca hoose
wax ka badalGenel ayaa qorshaynaysa in ay morroco badda ka qodo saliida cayriin iyo shidaal laga sameeyo gobolada , batroolka laga sameeyay iyo shirkada Genel oo heshiisyo shidaal baadhis iyo soo saarid ah ku leh.
Warka
wax ka badal
Sido kale firi
wax ka badal- Liska Salidka Mawduucyada
- Salidka Bahadhamal
- Toosan Prospect SL13/SL10
- Birka salidka Dulka Hoose
- Xagar Prospect SL13/SL10
- ↑ "Nuqul Archive". Genel Energy. Waxaa laga kaydiyay the original 15 Bisha Sideedaad 2015. Soo qaatay 21 May 2019. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin)