Garo Jaceylka

Hees leh Kiin Jaamac

"Garo Jaceylka" waa hees ay duubtay fannaanada Soomaaliyeed Kiin Jaamac, heestan iyo "Been Been Kabaxay" oo labaduba soo baxay 2017, waxay Jaamac ka caawiyeen inuu ka mid noqdo fannaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ah.

"Garo Jaceylka"
by Kiin Jaamac
La sii daayayDisembar 2017
Dhererka4:55
singles chronology
"Been Been Kabaxay"
(2017)
"Garo Jaceylka"
(2017)
"Gacalo"
(2018)

Muqaal muusik wax ka badal

Muuqaalka muusika "Garo Jaceylka" ayaa la sii daayay bishii Disembar 2017, muqaalkan waxaa soo saaray Mursal Production, waxaana lagu sii daayay youtube-kooda.[1]

Tix wax ka badal

  1. KIIN JAAMAC YARE - Gaaro Jaceylka (OFFICIAL VIDEO).