Gerisa waa tuulo katirsan gobolka Salal, tuuladaan waxee ku taalaa meel isku xidha Jabuuti iyo Boorama ilaa Hargeysa.waxaa kuxeeran tuulooyin badan oo dhamaantod ee deganyihiin Beelaha maxamed case gaar ahaan bahaber abokor oo rer siciid ah iyo bahaber muuse gerisa . Tuuladaan waxee xidhiidh dhaqaale lawadaagtaa dalka jabuuti. Wax iskuul ah maamulka somaliland kama dhisin waxaa ka jira xarumo waxbarasho oo dadku is xilqaameen waxaa ku dhashay magaaladan madaxweynihii hore ee jabuuti xaaji xasan guuleed abtidoon waana deegaan aad u dad badan xaga cufnaanta dadka marka la eego