Garaadtooyada reer darawiish

(Waxaa laga soo toosiyay Garaadada Dhulbahante)

Garaadada (af-ingiriis: Si'iid Harti garaadship) waa boqortooyo oo reer darawiish ah uu dhexeysey sanadaha 1530 ilaa 1895 oo caasimada ahayd Buuhoodle. oo ka tirsan abtirsiga Reer-Darawiish. Garaadada Si'iid Harti waxaa dawladda kuxigeenka ahayd dawladda Darwiish. Boqortooyada Si'iid Harti ugu horeyd oo ku magac-dheera Suldaan wuxuu ahaa Diiriye Guure.oo reer caraale ahaa Diiriye Guure wuxuu waliba ahaa boqorka Dhulbahante ugu horeyd oo lagu caleemosaaray doorasho. Diiriye Guure wuxuu ahaa garaadka guudka Si'iid Harti ee kaliya oo safkooda loo weydaarsaday shaqsi kale, gaar ahaan emiirka Diiriye Guure. Diiriye Guure wuxuu ahaa garaad guudka Si'iid Harti ee ugu horeeyay oo Dooxada Nugaal ku aasaasay nuqdo muwaadinimo ah.

Diiriye Guure, Suldaanka Si'iid Harti iyo Darawiish
garaadaha guud reer darawiish

Garaadada guud ee reer darawiish wax ka badal

# Garaad Reign Notes
1 Shirshoore 1530-1550 Established the Si'iid-Harti garaadship
2 Garaad Farah 1550-1590
3 Garaad Abdalla II 1590-1600
4 Garaad Yasin 1600-1620
5 Baharsame 1620-1650 Real name was Garad Mohamed I
6 Jabane 1650-1685 Real name was Garad Mohamud
7 Garaad Ali I 1685-1708
8 Garaad Mohamud II 1708-1734
9 Garaad Mohamed II 1734-1760
10 Garaad Mohamud III 1760-1780
11 Garaad Ali II 1780-1802
12 Garaad Mohamed III 1802-1825
13 Garaad Ali III 1825-1840
14 Korebas 1840-1863 Also called the warrior garaad. His real name was Garaad Mohamud IV
15 Garad Ali IV 1863-1896 Garad Ali IV waxaa ku xigay garaadka guud ee Si'iid Harti Diiriye Guure
16 Diiriye Guure 1897-1918 Diiriye Guure wuxuu ahaa Suldaanka Si'iid Harti
17 Aar Dheel 1921-1923
18 Garaad Jama I 1923-1966
19 Garad Ali V 1966-1985
20 Garaad Abdiqani 1985-2006
21 Jama Garad Ali 2006-present Current garaad