Galbeed Australia (gobol)

Galbeed Australia

Galbeed Australia (Ingiriis: Western Australia) waa gobol ka mid ah 7 gobol ee dalka Australia. Caasimada Gobolka G.A. waa magaalada Perth.

sido kale fiiriEdit