gadaalraacaha waxaa af ingiriis lagu dhahaa suffix.

Gadaalraacaha af-Somali waxaa ka mid ah:

  • Yahan; tusaale: daqan-yahan
  • Laawe; tusaale: daqan-laawe
  • Yaa/shaa/aa; tusaale: gabay-yaa