Gacanka Caqaba

Coordinates: 27°57′N 34°36′E / 27.950°N 34.600°E / 27.950; 34.600

Gacanka Caqaba (Carabiخليج العقبة) waa laan kabaxada Bada cas waxa uu kuyaala Bariga jasiira Siinaawaxa uu kulmiyaa wadamada Masar, Israaiil, Sacuudi Carabiya iyo Urdun.waa mandaqad aad ugu fiican dalxiiska waxa ku yaala xeebo aad u gu fiican dhanka dalxiiska

Gacanka caqaba