Gabtaanle

Gabtaanle (Af Ingiriis : Gabtanle) (Af carabi: جابتانلي ), Qaazim Ismaaciil Axmed Harti Amaleh Abdi Muhammad Abdirahman Jaberti; sidoo kale loo qoro (Chabtanle, Gebtanle), waa qabiil ka tirsan beelaha Daaroodka ee Dadka Soomaalida[1]. Gabtaanluhu waxay deegaan ku yihiin Soomaaliya gaar ahaan gobolada Bari iyo Sanaag. Wuxuu ka mid yahay Beelaha Harti Kana sii ah Mooracase.

Gabtaanle
جابتانلي
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Yemen
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Islam -Sunni

Dadka ay dhalyo wadagaan

Dhulbahante, Meheri, Warsangali, Majeerteen, Dishiishe, Ogaadeen, Tiinle, Maganlabe yemeni iyo reero kale oo Daarood.

HordhacEdit

Beesha Gabtaanle waa beel lagu Amaano hufnaan iyo daris wanaag Waana beel sharaf iyo qadarin ku dhex leh dadka ay ood iyo dhalasho wadaaga yihiin. Beeshan waxaa lagu tilmaamaa in Awoowgood Qaazim uu ahaa Ninkii degay magaalada Boosaaso markii ugu horaysay Taariikhda, uuna lahaa Hashii Boosaas ee daaqi jirtay meesha magaalada boosaaso hada tahay iyo Agagaarkeeda.

  1. http://www.raadreeb.com/2016/08/20/ugaaska-beesha-gabtaanle-oo-bosaaso-lagu-caleema-saarayo/